top of page

Duruusta Laguu Dhigayo
Higaad
Waxa lagu barayaa sidii aad u akhrisan lahayd Quraanka iyo waxkasta oo carabi ku qoran.
Quran
Waxa lagu barayaa Quraanka inaad u akhridid una xiftidid hab fudud
Tarbiya
Waa duruus Diini ah oo kala duwan oo ka kooban: Caqiido, Fiqi, Xadiis iyo Siiro
Grouping Classes
$12
One to one Class
$30
Fee/ Per Month
+252 63 7530197
bottom of page