0000
 

DUGSIGA SIDEE WAX LOOGA BARTAA 

waxa uu dugsigan kaa caawinaya sidee adigoo gurigaaga jooga aad quraanka iyo culuumtiisa u baran lahayd 

Things you will be required in order To Start learning Online Quran Classes:
Waxa aad u baahantahay si aad u bilawdo waxbarashadan online ka ah:

how-it-works-step1.png

STARTING WITH 3 STEPS

CLASSES PROCEDURE

Xiisadda waxaad ku dhigan kartaa gurigaaga ama goobkasta adigoo isticmaalaya internet ka iyo application-da skype, zoom iyo viber halkaa ayaad kala soconaysa macalinka si live ah, oo kuu soo bixinaya sabuurada E-board iyo kutubta uu ku dhigayo. 

Ardaydu sidoo kale waxay isticmaali karaan Microsoft Teams. GoToMeeting and Google Meet.

All classes operated by Skype, Zoom and Viber. Students are able to see Tutors live screen in one-on-one session. 

Also, we have new platform updates such as Microsoft Teams. GoToMeeting and Google Meet.