- Sheekh abdullah
OGAYSIIS MUHIIMA
Updated: Mar 4, 2019
QUDUS ONLINE oo u soo kordhiyay fasalo cusub oo ah barashada quraanka iyo culuumta diinta bulsha waynta somaliyeed eeku dhaqan qaaradaha America , Europe iyo Australia

QUDUS Online oo ah dugsi Caalami ah oo habka Online-ka wax looga barto dunida oo dhan, ayaa wuxuu bushaaro u hayaa bulshada Soomaaliyeed oo ku kala dhaqan qaaradaha dunida sida America, Yurub, Australia iyo Afrika.

Dugsigu wuxuu kuu diyaariyay barnaamij wax barasho oo ku saabsan Qur’aanka kariimka ah iyo culuumtiisa iyo luuqada carabida; sidoo kale wuxuu diyaariyay dugsigu macallimiin aqoon iyo khibrad u leh aqoonta shareecada Islaamka.
Culuumta uu Machadku bixiyo Waxaa ka mid ah:
1. Quraan-tajweed lagu baranaayo
2. Xadiis
3. Caqiido
4. Fiqi
5. Tafsiir
6. Luuqadda Carabida oo higgaad leh
Maamulka Qudus Online ayaa waxay qurbo-joogta Soomaaliyeed ku wargeliyeen in dugsigu uu si Online ah wax u bari doono iyaga iyo carruurtooda meel walba oo ay dunida ka joogaan.
Qofka raba is diiwaan galin ama faahfaahin intaa ka badan, waxay QUDUS Online kala xiriiri karaan – Cinwaannada kala ah,
Numberka maamulka dugsiga:
+252634087991 _{Mobile }
+252634087991 {whats,app , viber, imo}
Skype [ admiqudus ] .
Email: {admiqudus@gmail.com}