0000 Quraan_alkariim | qudusonline

QURAANAL-KARIIM

baro oo xifdi kalaamka allah adiga iyo ubadkaaguba hab online ah idinkoo guriga

jooga waliba   hab maqal iyo muuqala 

xifdiga quraanka (QURAN MEMORIZATION )

Macalimiinta machadku waxay ka caawinayaan ardayga  inuu quraanka kor ka xifdiyo waqti kooban  oo mudaysan isagoo ardayga tajwiidahaan iyo xifdi ahaanba loo diyaarinayo .waxa ardayga loo samaynaya halbeeg iyo taarget uu ku socdo intuu xifdiga quraanka ku jiro ...

waxa uu raacaya machadku dariiqooyinka ugu fudud uguna faa'idada badan ee lagu xafiddo quraanka kariimka waqti kooban ...macalimiintu waxay uga war haynayaan ardayga si dhaw quraanka sare iyo ka uu kasoo gudbay ...marka uu ardaygu dhameeyo waxa uu noqonaya arday xaafid ah oo leh aadaabtii quraanka sidoo kale anfaca naftiisa iyo waalidkii iyo guudahaan dadkiisa  insha allah  una diyaarsan tartamada iyo musaabaqaadka inuu kaga qayb gali karo kalsooni buuxda...

qira'ah (QURAN RECITATION )

Machadku waxa uu bixiyaa sidoo kale barashada qiraa'da quraanka ..oo loo dhigo qofka raba isagu inuu noqdo qof quraanka si fiican uga akhriyi kara kitaabka meesha uu rabo ...waxa laga dhisaa qofkaa akhriska iyo tajwiidka quraanka 

QURAN MEMORIZATION COURSE

Quran Memorization course hopes that can help this students memorize Holy Quran. Students who want to memorize some sura of Quran (koran) or whole chapters of Quran (koran), the skilled and expert Quran(koran). Tutors guide devise a plan to ensure it easier for students to accomplish their Quran memorization objective.

We provide very helpful and effective methodology that a student can memorize the Holy Quran in few time. A school going students can also get this opportunity, if he/she have a determination and interest to learn Quran by heart. In-Shaa-Allah . Join us to Memorize Holy Quran online. .

OUR TEACHING STYLE

The following steps are helping the students to memorize Holy Quran:

  • Students are taught about the methods to memorize Quran. Student can select the practice which suits them best.

  • The Quran tutor develops a plan to help the student memorize Quran in easy steps.

  • In every lesson, the student is given a verse or verses to memorize and practice, and previous day’s lesson is revised.

  • Experienced Quran Tutors ensure that student memorizes the Holy Quran perfectly without any mistake.

CONTACT  & QUICK REGISTRATION

GET IN TOUCH/CONTACT

+252634087991

viber , whatsapp

+252634087991

admiqudus 

  • Facebook - Black Circle
  • Tumblr - Black Circle
  • Twitter - Black Circle
  • Google+ - Black Circle
  • YouTube - Black Circle
  • Instagram - Black Circle

Copyright © 2014-2017 QUDUSONLINE.ORG - All Rights Reserved Designed & Developed By zakria