
is qor / register
Hadii aad si gaara ugu baahantahay macalimad
waad ka helaysa dugsiga
_.png)
.png)
KU BARO Quranka ONLINE
ONLINE QURAAN CLASS
Ku baro quraanka online adiga iyo ubadkaaguba idinkoo guriga jooga oo isticmaalaya '' skype ''ama ''viber'' meelkasta ood caalamka ka joogtid iyo waqtiga aad rabtid . waxa uu dugsigu kuu diyaariyay casharo iyo duruus tayo leh sida far akhriska (higaada) , xifdiga quraanka iyo akhriskiisa , tajwiidka , ducooyinka , tarbiyada islaamka , carabiga ,xadiiska iyo casharo diiniya oo kala duwan .
Learn Quran Online at home through skype and viber anytime anywhere with us. We offer valuable educational courses such as reading, reciting and learning of Quran with proper Tajweed, Tafseer, Qir’at and Translation
WHY JOIN AL-QUDUS ONLINE?
Maxaad ku dooranaysaa machadka Qudus online?
ONE TO ONE CLASS

Halkii qays (family) waxa u dhigaya kaligood hal macalin lana qaadanaya waqti ku filan qoyska ilaa inta qofkasta oo qoyska ahi fahmayo casharkiisa
Take one on one online Quran Classes with live tutors.
ANY WHERE & ANY DEVICE

Meelkasta oo dunida ka mida waad ka dhigan karta Dugsiga sidoo kale waxaad isticmali karta computer,laptop , smart phone ,tab.....
now you can Learn Quran anywhere, on any device. Take your Quran class on PC, iPhone or any android devices at the time of your convenience.
WAQTIGA / CONVENIENT TIMING

Waxaad dooranaysa waqtiga iyo maalmaha kugu munaasibka ah ee aad xiisadaha qaadan karto
Select your convenient time and days for Online Quran Classes.
MACALINKA & QURAN TUTOR

Waa macalin khibrad u leh waxbarashada onlinka aqoon buuxdana u leh duruusta uu dhigayo . fahmmaya heerka iyo habfahanka ardayga kuna barbarinaya ardayga tarbiyada islaamka iyo aadaabta suuban ee quranka
All our tutors are very qualified Qaris and Islamic Scholars. They have enough experience of Teaching Quran Online to kids
WARBIXINTA ARDAYGA PROGRESS REPORT

Waxaad helaysa warbixinta caruurta waqti kasta ood u baahato . sidoo kale waxa bilkasta lasamaynayaa qiimayn ardayga waxa u kordhay iyo siduu ku socdo
You Getting insha allah The lesson report to check the progress and improvements .
NO LANGUAGE BARRIER

ardaygo hadaanu luqada afsomaliga si fiican u garanayn maaha caqabad ka hor istaagi karta inuu online ku barto quranka
Al-qudus online has professional teachers who can communicate in Arabic, English and somali , making sure that the communication and learning is effective
UGA FAA'IDEE FURSADAN QAALIGA AH UBADKAAGA
IYO NAFTAADA
"Bar ubadkaaga quraanka ,quraanka ayaa bari doona waxkasta"
ku soo biir dugsiga maanta oo ka faa'idayso 7 maalmood oo tijaabo ah
Start Live One to One 7 Days 100% Free Trial Lesson
fEE / bisha ardayga
$35 / Month
$30 / Month
qiimaha kor ku qoran waa
halkii arday fiigiisa bishiiba
N.B.
dugsiga fiigiisu kuma xidhna maalmaha arda

CONTACT & QUICK REGISTRATION
GET IN TOUCH/CONTACT

+252634087991

viber , whatsapp
+252634087991

admiqudus
