HIGAAD
Ilmaha iyo qofka oo marka hore akhriska si fiican loo baraa waxay fureu tahay in uu si sahlan oo xiiso leh u barto quraanka iyo culuumtiisa
HIGAADA......... (far akhriska )

Higaadu waa bar bilawga ama waxa ugu horeeya ee la baro arday kasta oo rabo inuu quraanka sii fiican u akhristo. buuga higaada ama manhajka aanu dhignaa waxa uu ardayga ka dhigayaa qof ugu dhawaaqa xuruufta carabiga si saxa iskuna xidhi kara xuruufta iyo kalmadaha carabiga . marka ardaygu uu dhameeyo higaada waxa uu ardaygu noqonaya qof akhrisan kara quraanka kaligii si fudud oo sahlan
HABRAACA CASHARDA HIGAADA
Macalimiinta machadku waxay juhdi badan galinayaan ardayga inuu akhriskiiso noqdo mid saxa intanu quranka bilaabin
-
Qayb 1: barashada xuruufta ,qoraalkooda , dhawaaqooda hab maqal iyo muuqala
-
Qayb 2: Isku darka xuruufta iyo sida layskugu xidho ee layskugu akkriyo .
-
Qayb 3: xarakooyinka sida (Fatah, Kasra iyo Damah) qoraalkooda iyo dhawaaqooda
-
Qayb 4: fahanka iyo akhrinta ( Sukuunta iyo shaddah ).
-
Qayb 5: akhrinta iyo fahanka ( madka ) xuruuftiisa iyo dhawaaqiisa
-
Qayb 6: casharo muhima oo soo raca higaada bilawga ah
-
Qayb 7: xeerarka asaasiga ah ee tajwiidka
ARABIC HIGAAD (Beginners Course)
Arabic HIGAAD is the basic course for every new beginner student who wants to recite the Quran. In Arabic Qaida, you will be able to learn how to pronounce the Arabic Alphabets and sounds. How to join two letters together and make Arabic words. After the completion of this course, you may Recite the Quran easily

-
Topic 1: Learn Arabic Alphabets Shapes and pronounciation with visual and sound.
-
Topic 2: How to join letters with eachother and read correctly.
-
Topic 3: Learning Arabic (Fatah, Kasra and Damah) types and sound.
-
Topic 4: Linking Signs ( Sakoon and Tasheed ).
-
Topic 5: Prolonging Sign ( Madd, Maddah-Letters ) and types of Madd.
-
Topic 6: other important lessons of higaad
-
Topic 7: The basic Tajweed Rules
Our Live Quran Tutors will guide you following things before start reading the Quran with Tajweed
ARABIC QAIDA OUTLINE :
CONTACT & QUICK REGISTRATION
GET IN TOUCH/CONTACT

+252634087991

viber , whatsapp
+252634087991

admiqudus
