
ABOUT AL-QUDUS ONLINE
AL QUDUS ONLINE waa machad online ah oo fadhigiisu yahay magalada hargeisa lagana diiwaangaliyay wasarada diinta iyo awqaafta horaantii sanadkii 2014.
waa machad diini ah oo lagu barto, xifdiga Quraanka Kariimka ,Higaada Carabiga(far_akhriska ) iyo Culuumta Diiniga ah ee kala duwan hab horumarsan oo maqal iyo muuqala ah.
Machadku waxa uu ka hawlgalaa qaaradaha America , Europe, Asia iyo Australia.
Macahdku waxa uu u diyaariyay ardayda wax barasho online ah oo tayo leh iyo macalimiin xul ah oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh waxbarashada online-ka iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka waxaa loo tababaray macalimiinta soo saaridda qoys islaami ah, waxa wax kabaran kara machadka qof kasta caruur iyo cirooleba, qof wayn oo waalida iyo caruurba.
WHY JOIN AL-QUDUS ONLINE?
Waxaad ka helaysaa machadka intan oo adeeg
FLEXIBLE TIMING
Wakhti kugu haboon

ONE TO ONE CLASS
Halkii qoys hal macalin
ayaa u dhigaya

EXPERT TUTORS
Macalimiin lasoo xulay

EXPERT FEMALE TUTORS
Macalimiin Dumar ah oo lasoo xulay

CLASS MONITORING
Waxaad isticmali kartaa
PC,tablet iyo smart phone

PROGRESS REPORT
Qiimayn joogto ah
