FAQ / SU'AAL MUHIIMA
Who Are We .ayaanu nahay?
AL-QUDUS online waa machad online ah oo lagu barto akhriska higaada carabiga iyo quraanka kariimka ah iyo culuumta kala duwan ee shareecada oo fadhigiisu yahay hargeisa kana diwaangashan wasarada diinta iyo awqaafta ilaa sanadkii 2013
How can I register? sideen isku diwaangalin karaa?
Noosoo dir oo buuxi formkan HALKAN GUJI gujinaya ama numberda hoos ku yaal soo wac viber ,whatsapp , waxaanu kugu soo jawabayna sida ugu dhakhsaha badan markaanu helno formka ama callkaga ,.waanu kula soo xidhiidhayna si waqtiga iyo jidwalka lagugu dajiyo
7 Days Free Trials Classes? waa maxay 7 maalmood ee tijaabada ah ??
Machadka layskuma diwaangaliyo wax fiiya sidoo kale ardayga cusub lagama qaado fadhiisin balse ardayga waxa uu isku qoraya machadka free bilaash waxana la siinaya week tijaabo ah inuu sii wadan karo machadka hadii uu ku qancay waxbarashada dugsiga iyo in kale ...
Our Teachers? Macalimiinta machadka ??
Waa macalin xula una tababaran dhigista waxbarashada onlineka ah iyo habfahanka ardayga dhiirigalintiisa sidoo kale soo saarista qoys islaamiya ..waxa uu macalinkiiba halkii mar u dhigaya hal famili (qoys) oo kaliya si loo helo waxbarasho tayo leh
One-on-one method allows tutors to learn and adopt learning style of each students. We thoroughly check the background of tutors so you don’t have to worry who is teaching you and/or your kid.
How it works? Sidee machadkan wax looga barta online ?
Marka ugu horaysa isdiwaangali marka aanu helo fariintada waanu kula soo xidhiidhayna si loo dajiyo waqtiga kugu munaasibka iyo jidwalka maalmaha deeto waxaad samaysanaysa skype oo kuu sahlaya inaad wax ku barato live ..waxaana ku soo wacaya macalinka kuu dhigaya si aad u bilawdaan xiisada .
How to pay the student fee ? sidee lagu bixiyaa feega ardayga ??
waxa aad ku soo diri karta bisha ama feega ardayga xawaalada kuugu dhaw ama wordremit
What you need to get start? Maxaad u baahantahay si aad u bilawdo ??
waxaad u baahantahay si aad u bilawdo machadka
-
A Broadband internet connection (internet -
computer , tablet , smart phone sometimes -
skype : -
viber
CONTACT & QUICK REGISTRATION
GET IN TOUCH/CONTACT

+252634087991

viber , whatsapp
+252634087991

admiqudus or qudus333
