0000
 

DURUUS DIINIYA
(Islamic Knowledge)

Machadku waxuu u diyaariyay  ardayda manhaj iyo duruus islaamiya oo kala duwan oo  iskugu jira bilaw iyo dhexdhexaad kuwasoo loogu tala galay in lagu garab wado xiisadaha quraanka si ardaygu uu u noqdo arday dhisan oo waxbadan ka yaqaan qaybaha kala duwan ee shareecada islaamka .waxa ka mida duruusta ardayga loo dhigi doono

  1. Ducooyin                        الدعاء

  2. Tarbiyada islaamka        التربية الاسلامية  

  3. Tawxiidka                        التوحيد

  4. Xadiiska                          الحديث

  5. Siiradda Rasuulka scw   سيرة الرسول 

  6. Fiqiga                              الفقه

  7. Luuqada Carabiga         اللغة العربية

Qaybta ardayda  bilawga ah iyagu waxay marayaan marxalado kala ah sidan: 

1- Marxalada barbaarinta ee 1aad

2- Marxalada barbaarinta ee 2aad

3- Druusta Marxaladda ee 1aad

4- Druusta Marxaladda ee 2aad

5- Druusta Marxaladda ee 3aad

6- Druusta Marxaladda ee 4aad

7- Druusta Marxaladda ee 5aad

8- Marxaladda gunaanadka (kutub sare, wacyiga diimeed oo kor loosii qaadayo) 

Learn Islamic studies online for kids

AL QUDUS ONLINE  is offering to the current and old students and newcomers to learn Islamic studies online for kids. We have now designed a series of Islamic studies courses for kids to have this blessed Islamic knowledge online. Besides Tajweed and recitation, we are now will be teaching these courses according to school levels.

Learn Islamic studies online for kids is divided into 8 different courses. The list is below:

1- Islamic studies Pri-School 1
2- Islamic studeis Pri-School 2
3- Islamic studeis for kids  Level 1
4- Islamic studeis for kids  Level 2
5- Islamic studeis for kids  Level 3
6- Islamic studeis for kids Level 4
7- Islamic studies for kids Level 5
8- Islamic studeis advanced course

" Note!! This course will be taught during the classes of tajweed  Recitation or in the class of memorization as well. Students can learn these courses as regular courses as well "

Islamic Studies for Kids Being a Muslim, having knowledge of Islam is necessary. Without knowing about Islam properly, we can never be true Muslims. Learning is easy when we are in our childhood as compared to learning when we become adults, that’s why we have Islamic Studies especially for kids to make them learn easily. The aim of QUDUS_ONLINE  is to teach kids the basics of Islam; we teach them about Islam in an easy way and fun.