ABOUT AL QUDUS ONLINE
AL QUDUS ONLINE waa machad online ah oo fadhigiisu yahay magalada hargeisa lagana diwaangaliyay wasarada diinta iyo awqaafta horaantii sanadkii 2014 .
waa machad diini ah oo lagu barto, xifdiga Quraanka Kariimka ,Higaada carabiga(far_akhriska ) iyo Culuumta Diiniga ah ee kala duwan hab horu marsan oo maqal iyo muuqala ah .
Machadku waxa uu ka hawlgalaa qaradaha america , europe , Asia iyo australia .macahdku waxa uu u diyaariyay ardayda wax barasho online ah oo tayo leh iyo macalimiin xul ah oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh waxbarashada onlineka ah iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka waxaa loo tababaray macalimiinta soo saarida qoys islaami ah . waxa wax kabaran kara machadka qof kasta caruur iyo cirooleba qof wayn oo waalida iyo caruurba .
WHY JOIN AL-QUDUS ONLINE?
Waxaad ka helaysaa machadka intan oo adeeg
FLEXIBLE TIMING
waqti kugu haboon


OUR TUTORS EXPERT
Macalimiin lasoo xulay
ONE TO ONE CLASS
Halkii qoys hal macalin
ayaa u dhigaya

CLASS MONITORING
Waxaad isticmali kartaa
PC , tablet ,smart phone

PROGRESS REPORT
Qiimayn joogto ah

CONTACT & QUICK REGISTRATION
GET IN TOUCH/CONTACT

+252634087991

viber , whatsapp
+252634087991

admiqudus
